Sheekoyin xul ah khaasatan sheeko somali ah

Oo qosol badan,

dhalinyaro badan marka ay akhristaan.

Waxay inoo sheegen in sheekadani tahay mid cajiiba.


Sheeko somali ah


Kuwaaso aad u qosol badan hadaba aan kula wadaagno .


Sheeko qosol badan qeybtii koobaad
   



Mid ayaa hada kahor masaajid soogalay kadibna 

kabihii ayaa laga xaday tuugii ka xadayna 

masajidku ayuu ku jiray wali uu isboojaynayey 

saaxiibkaa markii uu salaadii ka baxay ayuu kabihii waayay masaajidkii


Inta albaabka istaagay ayuu dhahay kabahayga hala keeno.



Hadii lakeeni waayo walaahi sidii uu aabahay

 sameeyay, ayaan samaynaya tuugii oo albaabka 

udhawaa ayaa maqlay markaasu ku dhahay saaxiibow


Kabahaaga hoo waa kuwane wanan ku qaldamee.



Markii bananka loo baxay ayaa la weydiiyay 

saaxiibka saaxiibow aabahaa muxuu sameeyey??


Kulahaa aabahay kaba la.aan

Sheeko soamali reer mudug

Dadka reer mudug ah waa dad go.aan leh dadka 

gobalkaas intooda badan waa dad aaminsan 

madhabka ahlu sunna  wal jameeca masjid kuyaala gobolka mudug.


Gaar ahaan magaalada gaalkacyo ayaa waxaa imaam ka noqday sheekh abwaan ah wuxuu 

slaada kabixiyaa jameeco reer mudug ah oo faro badan 
Marwal boo slaada uu tujinayo bisinka kama bilaabo