Lamaane cunugooda iibiyey

 HomeWarLamaane cunugooda Iibiyey si ay u gatan Iphone 14

Lamaane cunugooda Iibiyey si ay u gatan Iphone 14

 

Lamaane cunugooda 
Iibiyey si ay u gatan
Iphone 14

Galbeedka gobolka bangal ee wadanka india ayaa dadku ka argagexeen dhacdo ka dhacday taas oo lamaane ku noolaa gobolka ay ku kaceen, sida ay qortay warbaahinta gudaha ee dalka india.



Lamaanahan ayaa iibiyey wiilkooda oo siddeed bilood jir ahaa, si ay i iibsadaan taleefanka ay soo saartay shirkada apple ee noociisu yahay iphone 14.


Sababta ay u doonayeen in ay helaan taleefanka ayaa lagu sheegay in ay rabeen in ay sameeyaan.
Muuqaalada la galiyo qaybta Reels ka ee barta.
Instgram, taas oo inta badan dadku ku madadaashadan inta ay ku jiraan baraha bulshada.


Qoyska ayaa wiilkooda siiyey qiimo lacageed oo gaadhay $2.400 oo dollar ka mareykanka ah.


Booliska gobolka bengal ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku soo dhigeen hooyadii dhashay wiilka yar oo ahayd qofkii sida dhabta ah 


Masuulka uga ahayd iibinta ilmaha.
Waxaa la sheegay in ay ka soo jeedo qowmiyada "sathi".
Balse aabaha ayaa ilaa iyo hada aan gacan 

Post a Comment

0 Comments